Xildhibaano Xasaanada looga qaaday Fadeexad weyn oo Qatar ku lug leedahay

Madaxweynaha Baarlamaanka Midawga Yurub ayaa bilaabay hanaan degdeg ah oo la doonayo in xasaanadda lagaga xayuubiyo laba mudane oo ka tirsan baarlamaanka Midawga Yurub, ka dib codsi uga yimi hay’adaha garsoorka ee dalka Belgium, kuwaas oo baadhaya fadeexad weyn oo musuqmaasuq oo ruxday Midawga Yurub. Baarlamaanka Yurub ayaa Isniintii sheegay in madaxweyne Roberta Metsola, inay … Continue reading Xildhibaano Xasaanada looga qaaday Fadeexad weyn oo Qatar ku lug leedahay